Friday, December 23, 2016

Guulaystahu horumarinta naftiisa isaga ayaa qaada(he is responsible)

Sidan aan ka fahamayano  qisooyinka dadaka guulastaya  waxada arkaysaa inay dhamaantoda  inuu mid kastaaba iswado oo aya doonistu aya tahaya mid isgaga ka soo goda oo aana cidkale waxakasugin iskuna halayana

Tusaale aan ka soo qaadano TOKYO Osaahiro waa ninkii ugu horeeryaya ee reer japan ee sameeyaya mishiinada layadhka Tokyo cidin kulama talin inuu mashiinadaa sameeyo wadankiisan horumar gaadhsiiyo  markii wadankiisa laga soo diraya waxa loo soo diraya inuu soo diyaariyo shahaadad phd  lakiin go aankaa isgaa kayimi oo gaoaansada inuu kubiiro qaybata laxanka  siduu u xaqiijiyo yoolkiisa ama hamigiisa ahaa inuu xaqiiji hamigiisa ahaa inuu sameeyo mishiin oo uu gacantiisa kusameeyo dalkiisan horumara gaadhsiiyo  hadfakaa quruxda badan isgaa dajistaya
Tusaale kale tommos Addison cidna kama codsan inuu caalamka madow iftiimiyo oo uu laanabad usameeyo oo lama odhan tommos caalamku waa madawayahaye noo same laanbada caalamka iftiimisa
 Isagaa wajibkaa qaaday isuna diraya inuu sooo saaro laanbada caalmaka iftiimisa dushan uritaya masuuliyadaa
Maxamed alfatx cidna uma dirana inuu  qustandiiniya furto isaga ayaa dareemaya  masuuliyada kasaarana kor uqaadisata  kalamada ilahaya iyo xilka kasaaran fidinta diinta islaamaka
Halkaa uun ka wad nin kastaa oo guulstaya cidin  guusha uu gaadhaya  uma tlmaamin kumana waajibin

Bal iska daa in dadka guusha gaadhaya  ina laga caawiye dadka ku hareerayasan wax ka soo foodsaaray dhibaatooyin oo ka hor joogsan kar hiigsigooda  dadkaasin awaya ku dheel dheeleen
Gunaanada iyo gabagabadii dhalinyarada manta waxan waydiinayaa
Inaga xaalkeenu waa side?marka maanata  waqaca umadeenu kusugantahaya aynu eegno  waxan arkaynaa inuu yahaya mid aada ufoo xun oo kusugan xaalada aan la mahadin
Waxan aaminsanahaya in dhisida mutaqabalkeena cidkale masuul katahaya  in aabheen masuul kayahay abigeen masuul kayahaya adeerkeen masuul kayahay  in dawaldu masuul katahay taasin waata keentaya inuu  ruuxu waxaba qabsan waayo  sababtun waxay tahaya  wuxuu aaminsanyahay inuu marksata  isga xilsaaranana oo cidkale masuul katahay  dhisida mustaqabalkiisa  markaa cidii masuul ka ahayada ayuunbuu sugayaa  sifooyinka noocaa ahain waa sifooyinka dadaka nolosha ku fashilamaya aya leeyihiin
Tusaale uu soo qaataya qoraaga buuga qisooyinkii kuwii guulaysata  ismaciil tukaal cige oo buugana ka turjumaya Ibrahim alfiqi ayaa wuxuu yidhi waxa jiraya nin aan  yaraantii aan saxiib ahayan oo aanu isku iskuul  wada dhigan jiranay  kadib waxaa nasugu kayo danbaysaya markaan secondary dhamaynaya markaas oo ii sheegaya inaya gabadha aya walaalo yihiin oo dabada joogtaa dhoofinayaso  ana waxan  waxabarsho utagaya dalka yamen oo aan mudo laba 10 sano aha aan ku maqanaa  waxabarshada aan helaya cid qaraaba ah oo iga caawisaya may jirin  ee aaniga ayaa ilahay talo saartaya oo ku dadaalaya saan ku heli lahaa jaamacada alxmdulilah90* waan ku guulaysataya oo ilahaybaa ila garab qabataya kadib dalkaan kusoo noqdaya anigoo laba shahaado wata mid shareecada silaamka ah iyo mid maamulka iyo maaraynata ah waxaan is raganaya ninkii oo waan wada fadhiisanaya  waxa igu yaa badanaa ninkii oo aan wali dhoofkii sugaya  wuxuu ninkii dhoofkii sugaba natiijadii waxaya ku dhamaataya dhoof la aan  oo walshii markii aya waktigii kalumisaya ayay ugu jawaabataya inaan waxaba uhayana 
Goor aan goor ahayan ayuu  baraarugaya oo shaqo doontaya oo shaqo lacagayar lagu qaato ayuu bilaabaya  hadana wuu guursadaya guurkisii dhibaatooyin badan oo dhaqaalo xuma aha ayaa soo food saartaya kadib ninkii reerkii waa ka burburay
Tusaale kale ayuu soo qaatay ismaciil tukaale cige
Waxa kalo aan garanayaa nin aan isku dagaan ahayan ninkaas  waxaya walaalo ahaayee nin imaardaka jooga kadib hargaysuu geeyay oo meel geerasha aha ayaa uu ka shaqo galiayay  geershkii markii umado waxa kabaranayay ayuu sikaka tagaya oo suuga ka shaqo bilaabaya lacagat uu malintii shaqayasto waxaba kama dhigan jirin ee wuu gibi jiraya  waayo wuxuu aaminsanaa inuu walalkii dhoofin doono wuxuu dhoofkii sugaba walkii ayaab shaqadii kadhamaataya oo dalka iskaga soo  noqadaya
15 sano kadib ayuu usheegaya iaanu waxaba u hayan ee uu isu tashado  niyad jaba iyo morordilaaca ayaa ku dhacadaya walalkii suge  noshisa wuu ka quustaya  iminka dadiisu waxaya kor udhaafasaa 40 cilimi maleh oo waxa mabaran waxana meel ma dhiga  reran maleh 15 sono wuxuu helo wuu gubayay  goorana goor ahayan ayuu kolaba meel uboodaya oo shaqo daydaya lakiinse waxaba uma suuroobin  waxa lasoo gudboonaataya walwal iyo walbahaar  kazoo siku badalay xanuun  adag kazoo markii danbe sababtaya dhimashadiisa alle haw naxriisto
Marka aanufiirsano bulshada somaliyee  waxa kabuux tusaalooyin aad ubada  oo nooca dhoof sugayaasha ah  sidaana mustaqabalkoo ku burburo  waxaad arki nin ilaa dhalinyaro nimadiisii ilaa sago aabo ah gacanata dadkale ku jira  oo wali dhinacana ufoofin
Dhalinyarooy waxan idiin sheegaya mustaqbalkiina ilahay kasako gacantiina ayuu ku jiraa  cidkale kuuma hayso
Waxa jiraya bari hore nin xikamada badanaa  oo suaalo walaba ka jawaabi jiraya  laba dhalinyaro aha ayaa maqalaya in ninkaasi su aal walba ka jawaabo waxaya ku tashadeen inaya odaugaa fashiliyaan  oo ay ku beeniyaa waxa uu sheegayo  ee aha inuu su,aal walba ka jawaabo  waxay soo qaadeen shibir yara oo aya xadhig qoorta ka xidheen waxa yidhahadeen waxaynu waydiinanaa  shimbirtan may nooshahay mise waya dhimataya haduu daho way nooshaya xadhigaan ku giijinanaa kadiba way dhimataya haduu dhaho waa nooshaya waan sii dayananaa odaygiibaya uyimaadeen su,aashiibaya waydiiyeen shiikow shibirtan maya nooshay mise way dhimataya ilayan waa nin waynoo caqali badane wuxuu yidhi wiilkaygiiyoo  arinku gacantiina ayuuku jiraa nolol iyo geeriba  idinka ayaa gacanta kuhaya
Waxan anigu kuleeyahay mustaqabalkeenu gacanteena ayuu ku jiraa  kolba sidaan ugu talino ayuu noqonayaa idinka ilaahay


No comments:

Post a Comment