Monday, April 17, 2017

Maxaad ka Ogtahay Qisadii Jacayl ee Qays iyo Layla?

Bilawgii dunida ,markii alle aadamaha abuuray,ee dunida la dhidbay,waxa intaa dadkii iyo quruumihii ku noola ka hadhay taarikh iyo dhacdooyin ,illaa wakhtigan la xusuuto ,waa qarni kasta oo waxa noola dad ama qawmiyado kala duwan oo mid waliba xadaarado dunida kaga tagtay ,qarniyadaa kala duwan,mid waliba waxaa uu lahaa wakhti iyo amin ,wakhtigaasina waxa uu suntay dhacdooyin lama ilaa waan ah,waxaa ka mid ah dhacdooyin kaa dunidaa soo maray qisaadii jacaylka ahayd ee layla iyo qays binu mulawax,runtii waa qiso jacayl ooin badan fanka soomalid ku jirta illa ya dadka soomalida qaar kood yidhaahdaan waa soomaali,inkasto oo aanay waxba ka jirin haddan qisadani waxa ay ka dhacday dhulka loo yaqaan jasiiradda carabta xilligii uma wiyiinta,sida darteed waxaan aan jeclahay in aan halakan ku soo tebiyo wax ka mid ah qisaadaas oo ay dadu aad u xiiseenyaan gaar ahaan jilalka da,a yarta ah

Dhalashadii iyo barbaarintii qays &layla
Qays binu mulawax oo lagu naanaysi jiray qays al-majnuunama majnuunu layla,waxa la odhan jiray qays binu mulawax binu musaaxim binu cadas bunu rabiicata binu jacdata binu kacab binu caamir binu sacsacata ,waxa uu ku dhashay mandaqadda najid oo hadda dhul ahaan raacsan boqortooyada sucuudiga ,waxa uu ka soo jeeda qabiilka lagu magacaabo bani caamir,qays waxa uu dhashay sannad ku markuu ahaa 440 taarikhda hijriga,gaar ahaan cahdigi khilaafadi uma wiyiinta xilli uu talada hayay khaliifkii la odhan jiray cabdilmalik ibnu marwaan,qays waxaa uu ku barbaaray nolol xasiloon oo degan waayo aabihi waxa uu ahaa nin xoolo badan leh,
Qays waxa uu ahaa nin sugaan yahan oo aad ugu xeel dheer tirinta gabayada ,taasna waxa uu ka dhaxlay aabihii ,waxa kale oo aad ugu xeel dheeraa taarikhda iyo dhaqnaka carabta,waxa uu taqaannay xidigiska ,qays waxa uu ahaa wiil akhlaaq qacan oo jecel sharata iyo karaamada.
Gabadha uu jeclaa oo la odhan jiray layla
Waxa ay iyana abtisiyo ahaan noqonaysa sidan:
Layla bintu mahdi binu sacad binu mahdi binu rabiicata ibnu jarash binu rabiicata binu caamir binu sacsacata,waxaana lagu naanaysi jiray ummu maalik,
Waxa ay layli ahayd qays inaadeertii ,waayo carabtu dhaqan ahaan waxa ay u guursan jireen sida ay isugu dhawyihiin,waayo wiilku marka uu gaashaan qaado waxa uu guursan jiray badana inaadeertii,sababta oo ah haddi uu gabadh ka fog guursado waxa laga qaadaya meher fara badan iyo xoolo xad dhaaf ah sida darteed ,waxa uu doorbidi jiray ninka carbeed in uu guursado inaadeertii ,waayo hadduu inaadeertii guursado meherka waa laga khafiifinayaa ,xoolo badanna laga qaadi maayo
Sida darteed ,waxa ay maahmaah ka dhigan jireen(al-maalu maalunaa,wal bintu fii baytinaa)
Oo macneeheedu yahay,hantidu waa teenna ,gabadhuna waa gurigeena joogta,waxa aynu ka war qabnaa shucaradii carbeed ee jaahiliga oo aad u jeclaa hablo ay il maadeeryihiin ,sida imra,ul qays iyo ku wo kale ,
Si kastaba hanoqotee,qays iyo layla yaraantoodi isku meel ayay ku soo koreen maadama ay ilma aadeer ahaayen ,waxa ay wada raaci jireen xoolaha ,waxa ay ahaayeen laba caruur ah oo aad isu qadariyaa,ixtiraam iyo kalsooni badni ka dhexayso,markii ay waa waynaadeen ,mid waliba waxa soo baxay quruxdiisii iyo wanaagiisii ,halka ay layli ay noqotay gabadh aad uu qurxoon,sikastaba hanoqotee layla waa la xijaabay ,ama waxa lo sameeyay guri ugaaro oo aanay ka soo bixi karin ,waayo carabtu dhaqan ahaan marka ay gabadhu gaashaan qaado waxa ay samayn jireen in la qariyo oo aanay meelaha wareegin aad waa loo ilaalin jiray,markii layla la qariyay ,qays waxa uu dareemay jacaylkii uu u qabay layla waxa ku bilaabmay boholyaw iyo murugo jacayl,ka dib wax uu is ku dayay in uu raadiyo si uu ula kulmo layla ,waxaanu maalin kasta ugu iman jiray layla gurigiida wakhti aad u badan ayay la qaadan jiray isagoo u cabiraya sida uu jecel yahay ,haseeyeeshe waxa arinkii ogaaday layla abeheed waxana qays laga mamnuucay in uu ka tago guriga layla ,waxa kale oo la sheega in uu khaliifkii uma wiyiinta arinka la gaadhsiiyay ,isna uu qosyka layla ku amray in ay dilaan haddu yimaado gurigooda,markii uu qayska arankaa maqlay waxa ay ku noqotay dhibaato wayn ,arinka qays iyo laylana waxa uu ku faafay dhammaan dhulka carabtu degdegto,waxa aad u faafay gabayadii uu layla u tirin jiray ee uu ku cabirayay sida uu u jecel yahay,qays waxa uu noqday qof uu jecelku bedelo illaa uu ka noqday qof iska maraa dhulka oo ku dhawaaqaaya markasta magaca layla ,marna ku gabya ,maalinkastana waa uu ka sii daraayay,
Markii uu xaalki qays ka soo rayn waayay ,waxa uu aabihii isku dayay in uu u guuriyo layla ,laakin waa loo diiday,markuu arinkaa maqlayna waa uu ka sii daray ,dhinaca kale layla iyo aad ayay ugu welweli jirtay saaxiib keed ,mar mar waxa dhici jirtay in in ay la kulanto habeemkii ,
Ayaadoo arinku halkaa marso oo ay ku faaftay dhammaan dhulka carabtu degdegto ,ayaa layla aabeheed u guuriyay nin hantiilr ah oo la odhan jiray wardi,laakin layli kama ay raali ahayn,qayskuu markuu arinkaa maqlay waa uu ka sii daray illaa uu noqday nin waalan oo meelaha wareega ,oo ku hadaaqa magaca layla iyo gabayo jacayl ah oo uu tiriyo ,waxa la sheega in uu is kaa qaawanaan jiray inta badan ,oo uu ku ciyaari jiray cidda iyo lafaha ,waxa kale oo la sheega in uu dadka aanu la hadli jirin ,laakin qofka magaca layla ku dhawaaqa oo keliya ayuu la hadli jiray,waxaanu ka waraysan jiray layla xaalkeeda ,sidaa isagoo ah qays ayaa maalin waxa kuu soo baxay ninkii layla guursaday,waxaanu qays waydiiyay ,waar layla xabakeeda xabadkaaga masaartay ,afkeedna ma dhunkatay,
Markaas ayuu odhana yaa oo hadaa maxaan qabanayaa?
Markuu intaa maqlo ayuu suuxayaa ,waxaa aad uga yaabaya ninkii layla qabay,sikastaba hanoqotee waxa dhimanaya qays aabihii isagoo ku maqan dhulak lama degaan ka ah oo iska wareega jacayl daraadii,laylana xaalkeed waa uu kasii dari jiray maalinba maalinta ka sii dambaysa ayaado dhaakhtir faro badan loo geeyay waxna laga waayay ,sikasabata hanoqotee layli markii ay wax war ah ka wayday saaxiibkeed qays xaalkeedinaa uu aad u xumaaday ayay si cad ninkeedi u sheegaty in ay jeceshahay qays ,ninkeedina waa uu xanaaqay marku arkaa maqlay,dhirbaaxo xanuun kulul ayuu la dhacay waanu furay,aabeheena warkii markii loo sheegay aad ayuu u garaacay ,soddon casho ka dib markay waxba dhadhamin 

1 comment: