Thursday, December 22, 2016

Guulaystayaashu waxaya aaminsanyihiin xaqiijinta himiladooda


Imaanku waa aas aaska camalka saan ognahay  ee diinteenta xaniifi xadayasay hadii aan imaan jirin camala majiro lama aqbalo camala bilaa imaan ah  sidaa daraadeed ayaa nabi maxamed naxriis iyo nabada galyo korkiisa ha ahaatee wuxuu 13 sono uu maka joogaya awooda saaraya dacawada iimaanka  waayo marka iimaan jiro  camalku wuu fudu daanayaa
Salaada waan tukanaa waayo waxan aaminsanahay salaadu inaya waajib tahaya oo ilahaya nagu abaal marinayo
Waan soonaa maxaayeelay waxaan rumaysanahay in soonka ilahaya nagu faral yeelaya nagana abaal marinayo
Sakada waan bixinaa maxaa yeelaya waxaan rumaysanahay ina ilahaya nagu faral yeela layanaga abaal marindoono


Gaalku matukado masoomo sakana ma bixiyo waayo ma aaminsana waajib nimadooda
Halkana waxan kafahana in shaqo kasta oo aadame qabto rumayni ka horayso sidaa daraadeed ayaa ilahaya subaxanahu wuxuu quraankiisa mar walba horaysiiyaa imaan wuxuun daba dhigaa camala saalixa  waayo imaanku waa aas aaska
Iimanku wuxuu ka dhiganyahay  abuurka camalkun wuxuu ka dhiganyahay biyihii jadii dhulka biyo  ku shubto iyodoo aan abuurkii ku shiri  biyahaasi waxa masoo saarayaan.
Hadaba markaan ka hadalayno inaan guul xaqiijino  iyaduna waxay inooga baahan tahaya shoqo shaqada wax aka horeeya imaan aad aaminto himiladaada iyo hiigsigaaga
Hadaba markaan dib uraacano tariikhada guulsatayaa  waa dada aaminaya inaya leeyihiin awood kufilana xaqiijinta ahdaaftoodamarka aan eego Tommos Addison markuu laanbada soo saarays dhamaan dadkii shaqada lahaya waya niyada jabeen lakiin tommos  isgu dhibkasta iyo caqabad kasata  wuxuu aamisanaa inuu mar uun xaqiijin karo hiigsigiisa amse himiladiisa  waxa lasheegaa inuu ku guu darsataya tijaabada laanbada 9999 jeer lakiin muu qancinrumayanta xoogaa badani  waatakeentaya inuu ku dhiirado sii wadida  ilaa uugaa ooo uu ka xaqiijiyaya wixii uu rumaysanaa oo ahaya soo saarista laabada aduunka iftiimisa  wakhti dadka oo dhami quusteen
Kaligii maah lakiin sifooyinkaa waxa wadaaga dhamaan guulsatayaasha oo dhan
Marka aan dib u eegno wilka yare e maxamed alftax wuxuu aaminsanaa inuu maalin uun kusoo dari doo qustandiin oo iminka loo yaqaan istaanbuul oo kamida caasimadaha dadlka islaamka dadkeedun islaamyahay wuun gaadhaya hamigiisii guusha intaa leegana waxa islaamka usoo hooyay wiil yar oo 23 jir  oo aaminsanaa inuu guul gaadhi karo
Haii aad tahay mid  guul inuu gaadho doonaya aamin naftaa kartidaada iyo caqligaaga waada gaadhi kartaa oo waad  xaqiijin kartaa  waxa lamida waxay xaqiijiyeen kuwii kaa horeeyay ama kuwa jooga


No comments:

Post a Comment