Monday, December 19, 2016

QISOOYINKII KUWII GUULAYSTAYA IYO CASHARDANAAN KABARANAYA Faadumo Biixi kooshin(gabadh yara oo yadoo 9 jira school dhistay)


Faadumo waxay ku dhaltaya magaalada hrgysa 5may sandii 1987
Waxaya ahayada maanin jimca aha tariikhduna aya ahayda horantii sandkii 1993 abaado 5 galabanimo waxaan sidii noo caadad ahayan aan israacanaya  dhalinyaro aanu isku facanahaya waxaanan isku waafaqanaya inaan kusoo ciyaarano isla meeshii aya dhibaatadu igasoo gaadhi doonto oo aan sidaa uga fogayan gurigayaga waanu soo gaanaya waxaanan  bilownay inaan ku ciyaarno birii meesha yaalaya kuwaasoo ahaa hubkii kasoo hadhay  dagaaladii soo maraya dhulkeena waanan ku ciyaaranay miinada loo yaqaan jalfiska oo aanan garanan waxayeeladeed nasiib daro way igu qaraxaday
Waxaan indhaha kala qaadaya anigoo ku jira xaalada ka duwan tii hore waxaan arkaya goyaal cad cada waxaanan xaqiiqsadayan inaan joogo dhakhtar kaaasoo ahaa dhakhtar wayan oo uu burbur badani kamuuqdo kadib waxa la iisheegaya inaan labadaydii lugood go een markii aan isku dayay dhowar jeer inaan kaco
Mudo dhowar bilooda markaa  kujiraya dhkhtarka waxa soo martya wafti kasocota qaramada midoobay oo indha indhayanay dhkhtarka iyo dadkii miinadu waxyeelaysay waxay indhahoodu soo jiiteen anigoo ahaa qofkii ugun yaraa ee yaalaya dhakhatarka ee miinadu waxa yeelaysay
Wxaya u yimaadeemn habaryartaya oo dhakhtarka ugu haysay waxayna waydiiyeen xaaladayda  iyo sida wax isoo gaadheen
Waxa la aasasaya xarunta lagu  daryeelo xarunta  dadka naafada sandkii  1994 taai oo markhaati layga dhigaya anigoo gacamaha laygu sido waxan la dameeyay intii aan dhakhatarka ku jiray
Wxaan noqdaya qofkii ugu horeeyay  ee loogu sameeyo luga macamal kuwaasoo ii galaya kaalintii lugahayaga wali waxaan kusii socodaa fikirkaygii ahaa “awoodaada waa inaad aaminto”
Waxa yimi wafti kale oo kasocda qaramada midoobaya oo indho indhaynay dadkii naafada ahaa ee miinadu waxayeelaysay markaa anigu ugu yaraa dadkii ayaa waxa lay doorta inaan ka qaybagalay shirk a dhacaya magaalada Geneva ee dalka Switzerlandkasoo looga hadalaya dhibaatooyinka miinada iyo sidii looga cidhib tiri lahaa dunida
Shirkii wan ka qaybagalaya waxaana kaga hadalaya saamayanata aya miinadu ku leedahaya aduunyada taasoo aan u ahaa tusaale cad
Markii aan hadlkii dhamaystaya ayaa laywaydiiyay maxaa laguu qabtaa?

Lasoco qaybata 2aad 

No comments:

Post a Comment