Monday, December 5, 2016

Suurad Qur’aanka Ka Mid Ah Oo Kordhisa Farxada Iyo Risqiga

waxa hubaal ah in dad badan ka welwelaan siday u heli lahaayeen risqi ka badan ama ku filan, taas oo qofka ka qaada farxada iyo deganaanshaha nololeed, Rasuulkeena (scw) ayaa inoo sheegey suurad hadaynu akhrino inoo kordhinaysa risiqa iyo farxada.

Rasuulku (scw) waxa u yidhi qofka akhriya habeenka suurada idaa waqacitil waaqica (suuratul waaqicah) ma haleelo faqri weligii , Qofka akhriya suurada laa-uqsim (suuratul qiyaamah) ilaahay waxa uu la kulmaa maalinta yawmal qiyaamaha isagoo sida dayaxa wajigiisu u iftiimayo.

No comments:

Post a Comment