Thursday, June 1, 2023

FAA'IIDOOYINKA JIMICSIGU U LEEYAHAY JIDHKA

 





waxa laysla qirsanyahay inuu jimicsigu faa'iidooyin farabadan u leeyahay jidhka iyo caqligaba. faa'iidooyinkaas waxa kamida:

  1. jimicsigu waxa uu firfircooni siiyaa maskaxda qofka markasta oo qofku sameeyo. 
  2. jimicsigu waxa uu aad u hagaajiyaa caafimaadka dhammaan qaybaha jidhka.
  3. jimicsigu waxa uu yareeyaa qofku inuu dareemo daal joogta ah.
  4. jimicsigu qofka waxa uu siiyaa hurdo raaxo leh, marka uu seexdo.
  5. jimicsigu waa mid kamida hababka uu qofku iskaga yarayn karo warwarka.


No comments:

Post a Comment