Sunday, September 30, 2018

Asc isu soo noqod haboon

  Asc u soo noqod wacan
dhamaan asxaabta Ku xidhan web waxkabaro.blogspot.com Waxan ididnka soo salaamayaa Ohiada Togdheer degmada #Qoryaale in muda aha oo aanu hawada ka maqanan insha alla waxaan rajayanayaa isu soo noqon wacan oo kale iyo inaan halkii kasii
Ababa qaad casharadeenii taxanaha ahaa ee dhiiri galinta nolosha , qisooyinka iyo technology yadaba ahaa ka faaidaysi haboon


No comments:

Post a Comment