Wednesday, March 27, 2019

Guusha

Guusha waa hadaf qof kasta oo aduunka korkeeda saaran uu rajayanyo inuu mar uun xaqiijo qof kasta hada iyo mustqbal ayuu hiigsanaya uuna rabaa inuu gaadho gaadhista la gaadho hadaf aad leedahaya ayaa la dhahaa guul
Noloshu waa caqabdo badantahay oo dunidaa sagaal ah oo aan tobnoobin isku day inaad sagaal aad waxa ku dartid oo halka aad maanta
taaganatahy aad hore ugu dhaqaaqdid isku day inaad wixii kusoo maray aad cashara kabartid waxa aad joogtidna ka faaidsto isku day in waxa soo socoda aad udiyaar garwdid saad uqaabili lahaya guusha runta ahan waa inaad ka run sheegtid hadafka aad leedahay guusha ugu wayn ee aduun iyo aakhriba la gaadhaana waa raaligalinta ilahaya subaxaanahu watacaalaa
Isku daya inaad ku dadaasho cibaadada rabigaa taa markaad ka run sheegtid ayaa aduunkana ku faaidi oo guul gaadhi akhirana ku faaidi
Wabilaahi tofiiqa
Qore Eng Abdirashid Hassan Aidid

No comments:

Post a Comment