Saturday, July 13, 2019

Hamblyo xamse cabdiraxman iyo haboon cali

Hamblyo hamblyo hamlyo sxbkay marna ex classmate Hamse Abdirahman Husien iyo dumaashiday Haboon Ali Cabdi oo maanta oo sabti ah tariikhduna tahay  jul-13-2019 meherkoodu ka dhacay gobolka awdal magaalda borama alle haydinka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaado wiil iyo caano
gabadh iyo caano alle haydinka yeelo qoskii umad muslimiinta kusoo kordhiya ubad diinta u adeega insha allah alle qos barkaysan haydinka dhigo bashbash iyo barwaaqo ayaan idiin rajaynayaa

No comments:

Post a Comment