Tuesday, September 10, 2019

Hambalyo Nimco Xasan Caydiid

Hamblyo Hamblyo wlshy qali Nimco Xasan Caydiid Oo maanta soo afmeertay heerka koobaad ee jaamacad alfa university wll waxaad gaadhay
guul kale oo tariikhiya runtii waa wado dheer oo aad filaysay mar uun inaad soo gaadho halkan aad maanta soo gaadhay waan kuu hamablyanayaa wll guusha aad gaadhay alle haku anafco cilmigaad bartay wll noqo tii dalkeed iyo dadkeed iyo diinteed iyo nafteedba ku anafacda waxan kaloo hanbalyo taa lamida udirayaa dhamaan aradad ka qalin jabisay maanta jaamacada alfa univeristy faraceeda magaalada burco dhamaantiin hamabalyo

No comments:

Post a Comment