Thursday, May 4, 2023

Qormooyinka Taxanaha Technology

 

Technolgyda casriga ah waxay Dunida ka dhigtay in wax kasta si sahalan lagu qaban karo halka markii hore ee aanay jirin technolgydaha kala duwan ee casriga ah dhib laga mari jiray tusaale hadaan usoo qaadano dhisida websites (mareegaha) wuxuu ahaaa wax aad u adag oo shaqada website dhisida ay qaban jireen uun dad aqoon u leh qorista codingka taas badalkeeda hada waxa technologyda kusoo kor dhay in dhisida website si fudud lagu qaban karo yadoo aan loo baahnan qof yaqaan codingka iyadoo la adeegsanayo technologydaha kala duwan ee ku shaqeeya caqaliga gacan kusamayska ah ee loo yaqaano artificial intelligence (AI) waxa jira websites badan oo aad ku dhisan karto website adigoo wax aqoon ah iyo xirafad ah u lahayn dhisida websiteska iyo qorista coding

Hadaan kasoo qaadano shanta website ee igu caansan am loogu isticmaalka badanyahay ee lagu dhiso websites code la,aan waxay kal yihiin.

1. Wix ( https://www.wix.com )

2. Squarespace ( https://www.squarespace.com )

3. Weebly ( https://www.weebly.com )

4. Bookmark ( https://www.bookmark.com )

5. Tilda ( https://tilda.cc )

Dhamaan websiteskaas xaga sare idiinka muuqdaa waxay idin qabanayaa shaqo ubaahanayd in wakhi badan la galiyo xirfad iyo aqoona ubaanan oo iyagu ay ku qabanayaa shaqada inteeda badan waxan rajaynayaa inaad ka faaidsataan websiteskaas oo aan hubo in dad badan ay anfacayaan

No comments:

Post a Comment