Wednesday, May 3, 2023

Fursado Deeq Waxbarasho

 

sidaan wada ognahay deeqaha waxbarashadu waa muhiim waxan halkan kusoo gudbin doontaa idamka alle wixii deeq waxbarasho ah ee aan u arko in ay ka faaidaysan karaan dhalinyarada aqoon yahanka ah ee ee somaliyeed  sidaa darteed waxan maanta idiin wadaa laba fursadoo oo aad u muhiim ah kuwaas oo kala ah deeq waxbarasho oo ay bixinayaan dawladaha Uk iyo japan 

deeqda waxbarsho ee wadanka uk waxa loogu tala galay gabadhaha iyo dadka madow halka deeqda waxbarsho ee wadan japan loogu tala galay dadkoo dhan oo uu ku jiro wadanka somali 

 dhamaantii waxan rajaynayaa inaad ka faaidaysataan fursadahaa waxabarasho am aad gaadhsiisaan dadka xiisaynay inay helaan deeqo waxbarsho si ay uga faaidaysataan

waxad ka helaysaa deeqaha waxbarasho lifaaqayda xaga hoose yaala.

 1. Deeqda Waxbarasho Ee Wadanka Japan 

Japan Scholarship

2. Deeqda Wadanka UK

UK Scholar Ship


No comments:

Post a Comment