Wednesday, March 29, 2017

MAXAA DHALINTA SOMALIYEED SHAQO LA AANTA UGU WACAN ?

ASC

salaan kabacadi maanata waxan doonayaan inaan isdul taago waxa dhalinta somaliyeed dhulka somalida kunool shaqo la aanta ugu wacan?
 jawaabata sxbayaal meel dheer haka dooninan waxa shaqo la,aanta nabadaya angoo dhowar iyo toban sano waxabarananay lacaga nagu baxadaya xoog nagu baxaya maskaxa nagu baxada mar qudha adigu arintaa maka fakarataya mase istidhi ciladana xagaya ka jirataa qofkasata oo bila aadmiya sibuu ufakaraa lakiin aniga fikarkaykaagaa wuxuu yahay shaqa la,aanta taala wadamadeena inaan anagu abuuranaya meelkalaba haka doonin nafataadaa abuurta dhalinta wadankaa abuurtaya wayeelka wadankaa abuuraya madax dhaqameedka wadankaa abuuraya waxaba haku eer sheegan wasiir ama xildhibaan maayir ama madaxawayane fakara oo bala arinkaa kuleeyahaya kafakara

markaan kuleeyahaya anagaa abuurana sikale maaha shaqa la,aanta nahaysa waxa dhalisaya waa qabyaalada qabyaaladan anagaa keena cidkale oo keentaa majirto qabyaalada hadaanaa waxa ku doora oo maayirka iyo xildhibaan iyo wasiirka ilaa madaxa wayanaha aan qabyaalada ugu sacabo tuno waxaba haka caban shaqo la,aan waayo cudurka shaqo la,aanta ladhaho anagaa keena oo caaqilkeena iyo odayaasheenaa keena hadaan qofkaan dooranano waxaqabad iyo kartidiisa iyo aqoontiisa ku dooran lahayan waa shaki la inaad adigan aanu oday ama caaqil am xildhibaan cidna ku kaxayseen ee aad aqoontaada waxa kula soo bixi lahayada shaqadan aada ku helilahayada

dhalinta somaliyeedaya hadaan doonano inaa aqoonteenu waxa noo jarato waa inaan kabaxan reer hebel nimada  waa inaan kabaxanaa qol qolo ufadhiisiga waa inaan kabaxan isu tolaysiga

dhalinyarada somaliyeeday hadaan doonano inaan waxa qabsano aqoonteenunan waxa inoo jarto waa inaan kabaxan wadana aanada lahayan u haqalataaga mo ogatahaya wadanka aada u haqal taagaysid ina dad kula mida halka soo gadhsiisteen maxaa kuu diidaday kaaga inaada halkaas iyo meel kasaraysab aada gaadhsiiso
umada hadaa doonasid inaada ayoohooda iyo mustaqabalkooda ogaato dhalinyartaa laga eegaa hadaya dhalinyara kartidoo iyo aqoontooda ku kalsooni umadaa ku jirto mustaqabal ifaya ayeey leeyihiin lakiin hadii obasidkooda yihiin wadankaa iyo umadaaaba way udhamaatay waan dhibka somali meelkastaya joogto haysata

guntii iyo gunaandkii wxan hadalkayaga kusoo xidhayaa goorman arkayan umada  somaliyeed oo umadaha caalamaka latartamasa ? jawaabata adaan kasugayaa
wabilaahi tawfiiq


waxii Talo iyo toosina fadalan noogusoo dira Abdilondon7473@gmail.com

No comments:

Post a Comment