Friday, March 8, 2024

Maxamed iyo Hilaal

Hambalyo Maxamed Cabdilaahi Axmed iyo marwadiisa Hilaal Cumar Xaashi qoyska aad dhisteen alle haka dhigo qoyskii dhisma, dhaqama, bata oo barkooba 

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير

 

Saturday, September 16, 2023

Hodan Xasan Caydiid

 Hambalyo wll Hodan waxaad gaadhay guul wayn oo kamida ah hadafaydaad nolosha insha allah waxaan ku rajaynayaa guulo kale oo badan. Alle cilmiga aad baratay hakugu anfaco.

Thursday, June 1, 2023

FAA'IIDOOYINKA JIMICSIGU U LEEYAHAY JIDHKA

 





waxa laysla qirsanyahay inuu jimicsigu faa'iidooyin farabadan u leeyahay jidhka iyo caqligaba. faa'iidooyinkaas waxa kamida:

  1. jimicsigu waxa uu firfircooni siiyaa maskaxda qofka markasta oo qofku sameeyo. 
  2. jimicsigu waxa uu aad u hagaajiyaa caafimaadka dhammaan qaybaha jidhka.
  3. jimicsigu waxa uu yareeyaa qofku inuu dareemo daal joogta ah.
  4. jimicsigu qofka waxa uu siiyaa hurdo raaxo leh, marka uu seexdo.
  5. jimicsigu waa mid kamida hababka uu qofku iskaga yarayn karo warwarka.


Tuesday, May 30, 2023

DARIIQOOYINKA GUUSHA HORSEEDA

                                                                                       DARIIQOOYINKA GUUSHA HORSEEDA WAXA KA        MIDA

  1.  CABSIDA ALLE
  2. DADAAL JOOGTO AH
  3. SAMAFALKA WAALIDKA

Thursday, May 4, 2023

Qormooyinka Taxanaha Technology

 

Technolgyda casriga ah waxay Dunida ka dhigtay in wax kasta si sahalan lagu qaban karo halka markii hore ee aanay jirin technolgydaha kala duwan ee casriga ah dhib laga mari jiray tusaale hadaan usoo qaadano dhisida websites (mareegaha) wuxuu ahaaa wax aad u adag oo shaqada website dhisida ay qaban jireen uun dad aqoon u leh qorista codingka taas badalkeeda hada waxa technologyda kusoo kor dhay in dhisida website si fudud lagu qaban karo yadoo aan loo baahnan qof yaqaan codingka iyadoo la adeegsanayo technologydaha kala duwan ee ku shaqeeya caqaliga gacan kusamayska ah ee loo yaqaano artificial intelligence (AI) waxa jira websites badan oo aad ku dhisan karto website adigoo wax aqoon ah iyo xirafad ah u lahayn dhisida websiteska iyo qorista coding

Wednesday, May 3, 2023

Fursado Deeq Waxbarasho

 

sidaan wada ognahay deeqaha waxbarashadu waa muhiim waxan halkan kusoo gudbin doontaa idamka alle wixii deeq waxbarasho ah ee aan u arko in ay ka faaidaysan karaan dhalinyarada aqoon yahanka ah ee ee somaliyeed  sidaa darteed waxan maanta idiin wadaa laba fursadoo oo aad u muhiim ah kuwaas oo kala ah deeq waxbarasho oo ay bixinayaan dawladaha Uk iyo japan 

deeqda waxbarsho ee wadanka uk waxa loogu tala galay gabadhaha iyo dadka madow halka deeqda waxbarsho ee wadan japan loogu tala galay dadkoo dhan oo uu ku jiro wadanka somali 

Tuesday, May 2, 2023

QORMOOYINKA TAXANAHA TECHNOLGYGA


Waan idin salaamay saxiibayaal soo dhawaada waxan rajaynayaa dhamaantiin inaad nabad qabtaan isu soo noqod wanaagsan mudo aan ka maqanaa websiteka insha allah waxan rajaynayaa inan si buuxda aan dib ugu soo laabtay

Waxnan halkan kusoo gudbin doonaa maalamah sooo socoda qormooyin xiiso bandan oo kal duwan kuwaas oo ka hadli doona technolgyda, ganacsiga , waxbarsahda iyo waxyaalo bulshada anfac

Manta waxan ka hadali doonaa barmaamij aad uxiisa badan oo dunida technologyda aad looga xiiseeyo barmaamijkaas oo ah AI (artificial intelligence) oo afka somaliga ku noqonaya caqliga gacan ku samysaka ah. Hadii aan qeexno AI waa awooda siinaysa telephonada iyo computerada maalin walba aan isticmaalo caqli iyo maskax gaar ah oo iyagu ku fekeraan si ay inoogu xaliyaan mushkilad aynu inagu udirsanay sidaa darteed wax jirta cabsi laga qabo  in maalin uun si khaldan loo isticmaalo bani aadamkan dhibaato ay kasoo gaadhi karto.  waxayna uqabysataa AI laba qaybood oo kal Narrow AI  iyo General AI

Tuesday, March 23, 2021

Hambalyo Eng Saadiq iyo Suhuur

 

Hambalyo sxb Eng Abubakar adiga marwadaa Suhuur waxan idinku ducaynayaa

بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير مبروك